Roobab Mahiigaan ah oo ka Da’ay Degaano ka tirsan Puntland & Waqooyiga Dalka..

Somalia news

Warar hordhac ah ayaa laga helayaa Guud ahaan Dalka Somalia ayaa laga dareemayaa roobab xoogan oo dabeylo wata, Degaanada ka tirsan Waqooyiga & Puntland ayaa ka mid ah goobaha roobabkaan mahiigaanka ah saameeyeen kuwaasoo geystay khasaare isugu jira burbur iyo dhimasho…

Wararka ayaa sheegaya Inta la xaqiijiyey laba caruur ah ayaa ku dhintay degmada Bandar-Beyla ee Gobolka Bari Puntland, sidoo kale Degaano ka tirsan Gobolka Sanaag dhinacyada Buuraleyda, iyadoo ay jorasn khasaare isugu jira dhimasho iyo burbur guryo iyo dhul beereed.

Todobaadyadii lasoo dhaafay ayey soo baxayeen digniino la xariira roobabka mahiigaanka ah iyo dabeylaha ay keentay isbedalka cimilada ee El-nino,

285640cookie-checkRoobab Mahiigaan ah oo ka Da’ay Degaano ka tirsan Puntland & Waqooyiga Dalka..