Warbixinada UN-ka Ee Canshuuraha iyo Baada Ee Kooxda Shababka

Somalia news

Warbixin ay diyaariyeen Kooxda Khubarada Amniga ee ka tirsan QM oo ay si hordhac ah u heshay Wargeyska New York Tmes ayaa muujineysa dhaqaalaha Al-Shabaab ay ka sameeyeen canshuuraha ay ka qaadaan Dekedaha Muqdisho, Kismaayo, ganacsiga Koofurta Somalia iyo Koontaroolo ay maamulaan, iyadoo la sheegay in dhaqalahaasi la mariyay koontooyin Bangiyo kala duwan…

Warbixinta ay Kooxda Shabaab ay $13 millions ka aruuriyeen Kismaayo oo kaliya from Dec 2019 to Aug 2020 8 bilood.
$2.4 M Isbaaroyinka J. Hoose
$5.8 M Ganacsatada Kismaayo
$3 M Dukaamada, Shirkadaha Container ka iyo kuwa Baabuurta gada.
$1.8 M Zakawaad kale.
Intaas oo dhan waxay dhex mareen laba Account oo Banka Salaam ah kaliya.
$1.7 M waxaa lagu qeybiyay 87 transaction. Hal qof ayaa la siiyay $310,000 hal mar. Waxayna ku wareegtay account kale.
Waxaa la sheegay ineey ku maal gashtaan dhulal iyo ganacsiyo.
Muqdisho waa 3 jibaar

Warbixinta Guddiga ayaa sidoo kale tilmaamtay koontooyin kala duwan oo Bangiga Salaam la marsiiyay lacago Shabaab ay qaadeen, sida lagu daabacay Wargeyska New York Times.

65850cookie-checkWarbixinada UN-ka Ee Canshuuraha iyo Baada Ee Kooxda Shababka