Wariye Lagu Xiray Konfurta Gaalkacyo

Somalia news

Wararka naga soo gaaraya Konfurta Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug Ayaa sheegaya in Xoogaga Amaanka ayaa ku xiray Iskuduwihii Wasaaradda Warfaafinta Gobolka Mudug ee Galmudug, Cali Nuur Cayn, iyadoo lagu eedeeyay inuu qoraal ka qoray Hey’adda Amaanka…

Xoogaga amaanka Konfurta Gaalkacyo ayaa Wariyaha ka qabtay Magaalada Gaalkacyo, iyagoona ku xiray Saldhigga Boliiska ee Gaalkacyo, waxeyna sheegeen inuu faafiyay warar xaqiiqda ka fog, Ma cadda sababta ali xiray Cali Nuur Cayn oo ka tirsanaa Wariye-yaasha Gobolka Mudug, balse haatan ka tirsan Howlwadeenada Wasaaradda Warfaafinta ee Galmudug.

113000cookie-checkWariye Lagu Xiray Konfurta Gaalkacyo