Xarun Qaabilsan Cilmiga Xidigaha Oo Shaacisay Bilashada Bisha Ramadan

World

Xarunta Cilmiga Xidigaha ee fadhigeedu yahay Magaalada Dubai Ee Dalka Isutagga Emaaradka Carabta ayaa shaacisay xiliga ay ku beegan tahay bilashada Bisha Ramadan Sanadkaan Hijriyada 1422 iyo miilaadiga 2021…

Xaruntaan ayaa shaacisay in 13-ka bishaan April ay ku beegan tahay maalinta 1-aad ee Ramadan (Soonqaad), ayna suurto gal tahay in la arki doono Bisha Soonqaad dhalasheeda, inkastoo dalal badan oo ka tirsan Dunida Islaamka ay sheegeen in 12-April ay u bilaaban doonto maalinta 1-aad ee Soonka, waxaana dalalkaasi ka mid ah Turkiga, Tunisa, Egypt iyo Ciraaq.

108660cookie-checkXarun Qaabilsan Cilmiga Xidigaha Oo Shaacisay Bilashada Bisha Ramadan