Xildhibaanada Oo Loo Qeybiyay Heshiiska Doorashada

Somalia news

Xildhibaannada labada Aqal ayaa loo qeybiyay nuqulka ansixinta heshiiska siyaasadeed ee doorashooyinka iyo codsiga Madaxweyne ee ansixinta heshiiskaas.

Qodob ka mid ah nuqulka ayaa waxaa ku qoran mudada xilheynta Hey’addaha Dastuuriga dowladda oo ah si aanay firaaq Dastuuri u dhicin in Baarlamaanka 10aad uu xilka sii heynayo illaa maalinta laga dhaarinayo Xildhibaannada la soo doorto ee Baarlamaanka cusub ee 11aad ee Soomaaliya.

63010cookie-checkXildhibaanada Oo Loo Qeybiyay Heshiiska Doorashada