Rooble Kulan La Yeeshay Danjiraha Mareykanka Ee Somalia

Somalia news

Wasiirka 1-aad ee Dowlada Federaalka Mr. Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay Danjiraha cusub ee Mareykanka u qaabilsan Somalia Larry Andre, iyagoo ka wada hadlay xiriirka labada dal, arrimaha doorashooyinka iyo Amniga…

Kulankan ayaa ku soo aaday maalmo kadib markii Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka uu ku dhawaaqay dhaqan gelinta xayiraado ka dhan ah shaqsiyaadka lagu eedeeyay inay wax u dhimayaan dimoqraadiyadda, caga jugleynta ka dhanka ah Suxufiyiinta.

168250cookie-checkRooble Kulan La Yeeshay Danjiraha Mareykanka Ee Somalia