Maxaa ka jira in Xildhibaanad Ilhaan Cumar ay Garoowe ku Wahajan tahay

Somalia news

Warar hordhac ah ayaa sheegaya in Xildhibaan Ilhaan Cumar oo ka tirsan Aqalka Golaha Wakiilada Maraykanka ayaa lagu wadaa in maalinta Khamiista Todobaadkan ku soo wajahan tahay magaalada Garoowe…

Wararka ayaa sheegay iney la kulmi doonto Madaxweynaha Puntland Siciid Deni iyo Mas’uuliyiin ka tirsan Golayaasha Dowladda ayaa sida qorshaysan soo dhowayn doona Xildhibaanada, lama oga iney dhex dhexaadin doonto Khikaafka Xasan Sheekh iyo Deni oo gaaray meeshii ugu hooseysay.

Marwo Ilhaan Cumar oo laga soo doorto Gobolka Minnesota ee waddanka Maraykanka ayaa asal ahaan ka soo jeeda Somalia gaar ahaanna Puntland, waxeyna sannadkii 2018 noqotay qofkii ugu horreeyay ee Somali-American ah oo loo doorto Aqalka Congress-ka Mareykanka.

232090cookie-checkMaxaa ka jira in Xildhibaanad Ilhaan Cumar ay Garoowe ku Wahajan tahay
Malabow

Mr.Malabow is a Senior Writer and Editor at the Strategic Intelligence, Specializes in writing intelligence reports, geopolitics, military intelligence and organize crime reports.

http://diinah.com