Faahfaahin ayaa laga helayaa Horjooge ka tirsan Kooxda aragagixisada Shabaabka oo magaciisa qariyay ayaa sheegay iney tahay wax lagu qoslo sheegashada Hogaanka NISA in Kooxdu qorsheyneyso iney dilaan Farmaajo & Wasiirka 1-aad Rooble…
Horjogahaan ayaa ganafka ku dhuftay iney bartilmaameedkoodu yahay Madaxda Soomaalida, balse wuxuu ku dooday in Hey’adda NISA aysan laheyn awood ay ku ogaato Weerarada qorsheysan ee kooxda Shababka.
Khabiir dhanka amaanka ayaa xusay in laba mid uun oo aan mid sadexaad lahayn, -waa inay afeef sii dhiganayaan oo rabaan inay khaarajiyaan Rooble ama -inay cabsi galiyaan PM Rooble, Laakin waatay ku rogman lahaayen labada dhiigyacab Fahad&Farmaajo.
1803610cookie-checkkooxda Shababka Oo iska Fogeysa Sheegashada Dilka ee Hey’adda NISA