Adeesiga Kicinta Xambaarsan Baraha Bulshada & Cabsida Dowlada Federaalka

Somalia news

Tan iyo markii ay soo shaac baxeen isticmaalka Aladaha Baraha Bulshada Guud ahaan Aduunka ayaa isbedel iyo saameyn weyn ku yeeshay dhaqdhaqaaqa nolosha Dadweynaha, hadii ay tahay dhaqaale iyo xitaa isbedellada siyaasadeed ee Dowladaha…

Inkastoo Dalka Somalia, oo weli xorriyadda hadalka uu xakameysan yahay, ayaa Warbaahinta Bulshada waxay ku jirtaa kaalin mug leh, Dadweynaha ayaana u adeegsada inay codkooda ku muujiyaan, Balse, toddobaadkan waxaa walaaca ay qabto Adeegsiga sida xun u baahiyaan warar been abuur ah ama kicin Shacbiga.

Dowladda Federaalka si cad u sheegay Ra’isul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo ka cawday Dad uu sheegay inay UK, Mareykanka iyo Europe u qaxay oo warbaahinta baraha bulshada u adeegsada faafinta waxyaabo uu ku tilmaamay “inay nabadda ka horjeedaan”.

311890cookie-checkAdeesiga Kicinta Xambaarsan Baraha Bulshada & Cabsida Dowlada Federaalka