Banaanbaxyo Ka Dhacaaya Muqdishu & Baydhabo

Somalia news

Berri oo Talaado ah waxaa Magaalooyinka Muqdisho iyo Baydhabo ka dhacaya Bannaanbax weyn looga soo horjeedo Maamulka Fashilmay ee Farmaajo…

Banaanbaxaan ayaa lagu muujin doonaa Sidii looga soo horjeedo boobka Doorashada amaan Amaan xumida guud ahaan Gobolada, caasimada iyo Xasuuqii ay Ciidamada Oromada ka geysteen Magaalada Baydhabo iyo Xariga sharci darrada Ee loo geystay Sheekh Mukhtaar Roobow oo Muddo xabsi guri ku jira.

79060cookie-checkBanaanbaxyo Ka Dhacaaya Muqdishu & Baydhabo