Maxaa Kaaga Baxay Xiriirka Somalia & Kenya

Somalia news

Dowladda Somalia ayaa xiriirkii u jartay Dowladda Kenya, kadib markii muddo 3-sano ah uu xiriirkii ka dhexeeyay gaaray halkii ugu hooseysay, Khilaafkaan ayaa lagu tilmaamay mid looga gol-leedahay marin habaabinta Ra’yiga Shacbiga Soomaaliyeed, kadib markii lagu dhawaaqay Bannaanbaxyo looga soo horjeeda Mas’uuliyiinta Fashilmay ee Farmaajo…

Su’aal ayaa tilmaameysa Mr.Muuse Biixi Cabdi wuxuu horay u booqday Ethiopia oo waliba markii uu lakulmaayay madaxda dalkaasi waxaa la garab suray Calanka Maamulkaasi.

Hadaba, Miyaa Shacbiga Soomaaliyeed loo sharixi karaa Sababta booqashada Muse Biixi ee Dalka Kenya u tahay FARAGELIN hase-yeeshee booqashadii Muse Biixi ee Ethiopia aysan u ahayn FARAGELIN?

79120cookie-checkMaxaa Kaaga Baxay Xiriirka Somalia & Kenya