Bangiga Dhexe Oo Qandaraas Siiyay Shaqsi ka soo Jeeda Dalka Russia iyo Sababta..

Somalia news

Faahfaahin ayaa laga helayaa Qandaraas ay Maamulka Bangiga dhexe ee Dowladda Federaalka ku siisay Ganacsade ka soo jeeda Dalka Russia kaasoo loo xil saaray inuu dhiso Network loogu tala galay inuu Code u sameeyo Bangiga dhexe uu Mushaaraadka iyo gunooyinka ku bixiyo shaqaalaha iyo Ciidamada Dowladda Federaalka…

Ilo wareedkaan ayaa sheegtay in lacag dhan $1,453,380 ayaa la siiyay shirkad uu leeyahay ganacsade Ruusian ah taasoo qandaraas lagu siiyay inay sameyso National Code (QR) Network loogu tala galay in lacagaha bangiyada ku bixiyaan, kuna diraan, Adeegaan oo hadda ay qabtaan Shirkdaha Hormuud iyo Dahabshil, Waxaa la abuuray shirkad loo bixiyay SPS (Somali Payment Switch).

273740cookie-checkBangiga Dhexe Oo Qandaraas Siiyay Shaqsi ka soo Jeeda Dalka Russia iyo Sababta..