Ciidamada Ethiopia Oo Beero Ku Burburiyay Qansax-Dheere

Somalia news

Warbixino hordhac ah oo Warsidaha Diinah.com news la soo gaarsiyay ayaa muujinaaya in Ciidamada Ethiopia (Qeybta Amisom) ee Gobolka Bay ayaa lagu eedeeyay iney burburiyeen Beero ku yaal duleedka degmada Qansaxdheere ee Gobolka Bay, isla markaasna ay dhibaato u geysteen Dadka Rayidka ah…

Xogtaan ayaa xaqiijisay in Beero ku yaal duleedka Degmada Qansaxdheere oo qiyaastii Magaalada u jirta 5-KM ay si ula kac ah ugu burburiyeen Beero ku yaal gaar ahaan kuwa khudaarta Sida Yaanyada iyo miro kale, iyagoo sidoo kale jir dilo u geystay Beeraleyda degmada, ilaa lama yaqaano sababta dhilisay.

141920cookie-checkCiidamada Ethiopia Oo Beero Ku Burburiyay Qansax-Dheere