Ciidamada Ethiopia Oo Lagu Amray Iney Ka Baxaan Somalia

Somalia news

Macluumaad hordhaca ah ayaa laga soo sheegaya in lagu amray Ciidamada Ethiopia ee ku sugan Degmooyin ka tirsan Gobolka Bay iney si deg deg ah uga baxaan, kadib markii uu aad u kordhay Gabood falada ay u geysanayaan Dadka rayidka ah….

Xogtaan ayaa Diinah.com news u Xaqiijisay in Amaro ka soo baxay Golaha Amaanka lagu war geliyay Dowlada Ka arimisa Ethiopia, iney si deg deg ah ugala baxaan Ciidamadooda kuwa aan ka tirsaneyn Amisom ee ka howlgala Degmooyinka Garbahaarey, Baardheere, Qansaxdheere, Bardaale iyo Diinsoor.

(Reports indicate that Ethiopian non Amisom forces operating in Somalia have got orders to return back home . They are to leave their basis in Wajid, Qansahdheere ,Bardalle, Garbahare , Bardheere and Dinsor areas starting from tomorrow 8-th July 2020, The recall is most likely attributed to to heightened political tension/ skirmishes witnessed in Ethiopia for the past few days).

Wararka ayaa intaasi raacinaaya in Ciidamadaan qeybihii ugu horeeyay ay gaareen Magaalada Nageyle, iyagoo ku sii jeeda Magaalada Shashamane, halkaasoo ay ka socdaan dibad-baxyo balaaran oo looga soo horjeedo Rajiimka Abiy.

47090cookie-checkCiidamada Ethiopia Oo Lagu Amray Iney Ka Baxaan Somalia