Ciidamadii Galmudug Ee Fariisinka Dhankaroone Oo Gadooday

Somalia news

Warar dheeraad ah ayaa laga soo sheegayaa Ciidamadii Daraawiishta Galmudug Ee ku jiray Xerada Dhan-ka-roone Ee Duleedka Degmada Cadaado Ee Gobolka Galguduud, ayaa Gadood ku dhaqaaqay kadib markii daryeel La’aan soo food saaratay…

Ciidamada ayaa ka soo baxay Xeradaasi waxaana la sheegay iney ka xireen dhaqdhaqaaqa Gadiidka inta u dhaxeysa Degmada Cadaado iyo degaanka Galinsor.

#La soco Wararka ku soo Kordha#

81690cookie-checkCiidamadii Galmudug Ee Fariisinka Dhankaroone Oo Gadooday