Dabley Ka Tirsan NISA Oo Rasaaseyay Banaanbaxayaal

Somalia news

Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga soo sheegaya Nin Hubeysan (Xoogaga Wadaniyiinta) ayaa rasas la beegsaday Dad rayid ah oo Banaanbax ka dhigaayay Isgoeyska Benaadir Ee Magaalada Muqdishu….

Shaqsigaan oo ka tirsan Xoogaga Hubeysan ee NISA ayaa la sheegay in lagu soo koobay Cawil PS, wuxuuna u dhashay Beesha Sacad jufada reer Aadan Yare Ee Reer Hilowle, isagoo Bistoolad u adeegsaday Gabdho Ka mid ahaa Dadkii Banaanbaxaayay sida ka muuqda Sawirkaan hoose.

Gabadha xabada Lagu riday magaceeda Waa Naxteeso.


Akhristo Jidkii 90-kii ayaa dib loo soo nooleeyay.

81570cookie-checkDabley Ka Tirsan NISA Oo Rasaaseyay Banaanbaxayaal