Dabley Shababka Ka Tirsan Oo Afduub Ka Geystay Diinsoor

Somalia news

Wararka naga soo gaaraya Degmada Diinsoor ayaa sheegaya in Dabley hubeeysan kana tirsan kooxda Shabaabka ay dad rayid ah oo u badan Reer miyi ka afduubteen gudaha Degmada oo ay gacanta ku Hayaan Ciidamada Dowladda iyo kuwa Ethiopia…

Ilo wareedkaan ayaa Warsidaha Diinah.com news u sheegay in Dabley ka tirsan Kooxda Shabaabka oo aad hubeysanaa ay si dhuumaaleysi ah ku galeen xaafado ka mid ah kuwa degmada Diinsoor, kadibna ku guuleystay iney afduubtay.

Qaar kamid dadka la weeraray ayaa nasiib u helay iney baxsadaan, halka inta kale ee la qabtay aan la ogeyn halka ay Dableydu ula dhaqaaqeen, waxaana Dadka la afduubtay waxaa ka mid ahaa:-

Cabdiraxmaan Waraabow

Aadan Gurey

123600cookie-checkDabley Shababka Ka Tirsan Oo Afduub Ka Geystay Diinsoor