Dagaalka Garabyada Iyo Liiska Wasiirada Cusub

Somalia news

Macluumaad hordhac ah ayaa laga helayaa Dagaal mindhicireed u dhaxeeya Garabyada ku Bahoobay Maamulka Fashilmay Ee Farmaajo, kuwaasoo dadaalo ugu jira sidii koox walba uga soo dhex muuqan laheyd Liiska Xubnaha Wasiirada la magacaabaayo oo isugu jiri doona kuwo Cusub iyo kuwii hore….

Xogta hoose Ee loo soo dusiyay Warsidaha Diinah.com news ayaa sheegayo in uusan wax door ah ku yeelan doonin soo xulida wasiirada cusub Ra iisal wasaaraha Cusub mudane Rooble iyadoo loo keeni doono liis ay ku qoran yihiin wasiirada cusub, Waxaana la sheegay in Loolanka ugu adag uu dhex mari Doono Garabyadaan:-

-Villa Somalia (Madaxweynaha iyo Marwadiisa\

-Gudoomiye Mursal iyo Muudey \

-Adeege Fahad

Liiska Garabka Farmaajo & Marwadiisa

  1. Xildhibaan Cabdullaahi Goodax Barre (Mr.Farmaajo )
  2. Xuseen Maxamed Nuur (Waa Marwada ina adeerkeed. G/X G. Banaadir
  3. Cabdullaahi Bidhaan Warsame (Farmaajo Hooyadiis)
  4. Xildhibaan Cabdixakiin Macallin Axmed (Wuxuu qabaa gabadha ka yar Marwo Saynab)
  5. Cabdixakiim Camey (Danjraha Somalia Ee Ethiopia) (Farmaajo)

Liiska Garabka Mursal Iyo Muudey

  1. Cabdixakiin Maxamuud Xaaji Fiqi (Mirifle)
  2. Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) (Mirifle)
  3. Dr. Cali Saciid Faqi (Digil)
  4. Subeeydo Maxamed Mukhtaar (Mirifle)
  5. Fowsiya Maxamed Sheekh (Mirifle)

Liiska Garabka Adeege Fahad

-Khadiijo Maxamed Diiriye

-Deeqo Yaasin

62780cookie-checkDagaalka Garabyada Iyo Liiska Wasiirada Cusub