Dagaalka Xasuuqa Gaza ay ka wadaan Yuhuuda & Falceinta Shucuubta Carabta iyo Islaamka…

Somalia news World

Dagaalada iyo xasuuqa Shacbiga Magaalada Gaza ayaa galay maalintii 28-aad, iyadoo Waaxda caafimaadka ee Xamaas ay ku dhawaaqdeen in tirada dhimashada weerarkii Israa’iil ee Jimcihii la beegsaday Gadiid ambalaas ah oo marayay afaafka hore ee Isbitaalka magaalada Gaza ay gaartay 15 dhimasho ah iyo 60 dhaawac ah, kadib markii Israa’iil ay xaqiijisay in gaariga la beegsaday..

Wasiirka 1-aad ee Dowladda Federaalka Mr.Xamse Cabdi Barre ayaa si dareen leh uga fal celiyay Xasuuq wadareedka ay geysanayaan Ciidamada Yuhuuda, iyagoo sheegay in Ururla Xamaas uusan aheyn Urur Argagixiso balse uu yahay Urur Xornimo doon ah, iyadoo Dhawaaqaan u ka dhaliyay falcelin Baraha Bulshada, ayna aad u soo dhaweeyeen Shucuubta Carabta.

https://twitter.com/kheir0paradox/status/1720400300215775491

Halka Maamulka Imaaraatka Carabta ay 8-Diyaaradood oo isugu jira Hub iyo Saanad Ciidan u daabuleen Dalka Israaiil, si loogu gumaado Shacabka Falastiin, Hogaanka UAE ay Maalmo kahor waxay Urur Argagixiso u aqoonsatay kooxaha iskacaabinta ee reer Falastiin, oo ay sheegtay in ay Argagixiso yihiin.

285840cookie-checkDagaalka Xasuuqa Gaza ay ka wadaan Yuhuuda & Falceinta Shucuubta Carabta iyo Islaamka…
Malabow

Mr.Malabow is a Senior Writer and Editor at the Strategic Intelligence, Specializes in writing intelligence reports, geopolitics, military intelligence and organize crime reports.

http://diinah.com