Danjirihii Somalia ee Kenya oo soo Gabagabeeyay Muddo Xileedkiisa Safaarada..

Africa News Somalia news

Waxaa Xaflad sagootin ah loogu sameeyay Xarunta Safaarada Somalia ee Magaalada Nairobi Danjire Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan), kaasoo soo gabagabeeyay Muddo xileedkiisa Safaarada, waxaana ka soo qeyb galay Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaarada Arrimaha Dibeda Kenya iyo Shaqaalaha Safaarada…

Danjire Tarsan ayaa laga soo bilaabo sanadkii 2018-kii ahaa Safiirka Somalia ee Kenya, iyagoo Mas’uuliyiinta Xafladaasi ka hadlay ayaa waxaa ka mid ahaa Xoghayaha Golaha Wasiirada Kenya Mr.Abraham Korir Sing’Oei ayaa ku bogaadiyay Danjiraha Adeegiisa wanaagsan iyo waxqabadkiisa ee ku aadan xiriirka u dhaxeeya Somalia iyo Kenya.

286480cookie-checkDanjirihii Somalia ee Kenya oo soo Gabagabeeyay Muddo Xileedkiisa Safaarada..
Malabow

Mr.Malabow is a Senior Writer and Editor at the Strategic Intelligence, Specializes in writing intelligence reports, geopolitics, military intelligence and organize crime reports.

http://diinah.com