Deeqdii Waxbarasho Ee La Siiyay Somaliland Oo La Musuqmaasuqay

Somalia news

Qeylo dhaan Salka ku heysa Maamul xumo ragaadisay habka ay Somaliland u maamusho deeqaha Waxbarasho oo maamulka Taiwan Sanad kasta u bixiso deeqo waxbarasho oo kala geddisan kuwaasoo ay ugu caansan yihiin Taiwan ICDF scholarship iyo MOFA scholarship…

Hadiiba nasiib loo helay Arday Degaanada Waqooyiga Somalia loo helay Deeqo Waxbarasho lacag la’aan ah oo gebi ahaanba kharashaadka ardayga la kafaalo qaado (Fully funded scholarship), maxey tahay sababta loo kala sareysiinaayo Ardayda degaanadaasi ku nool.

Maamul xumida & musuqa ayaa lagu eedeeyay Hey’adda ICDF ee deeqdaan Waxbarasho maalgalisa, kuwaasoo 20-Arday si hoose u soo xuleen kadibna u gubiyay Xafiiska Taiwan ku leedahay magaalada Hargeysa kuwaasoo Imtixaano ka qaaday Ardaydaasi kana xushay 7-Arday.

182150cookie-checkDeeqdii Waxbarasho Ee La Siiyay Somaliland Oo La Musuqmaasuqay