Kooxda Argagixisada Shababka Oo Weeraray Degaano ka tirsan Afgooye

Somalia news
Kooxda Shabaabka ayaa weeraro qorsheysan Ku Qaaday Degmada Afgooye iyo Degaan ku taal Xeebta Jaziira ee duleedka Magaalada Mogadishu Shabaab, Weerarkaan ayaa u muuqday mid hoose loogu dhigaayo Munaasabada dhoolatuska 12-ka April…
Wararka ayaa sheegay in Kooxdani ay weerar toos ah ku qaadeen Fariisimada  Ciidamada Dowlada ee Degaanada kor ku xusan, iyadoo geystay khasaare aan shaaca laga qaadin .
Dad badan ayaa waxey is-weydiinayaan maxaa laga faa'iiday Dhoolatus Ciidamada marba hadiiba aysan Muwaadiniinta aysan si Nabad ah ku mari karin Wadooyinka Qabta Mogadishu-Afgooye Iyo Mogadishu-Marka Ee Wadada Xeebaha.
182210cookie-checkKooxda Argagixisada Shababka Oo Weeraray Degaano ka tirsan Afgooye