Degaanada Somaliland Oo Suuq Duur-joogta lagu Kala Iibsado Ka Furmay

Somalia news

Warbixino hordhac ah ayaa muujinaaya in degaanada Somaliland ay noqotay suuq madow oo xaywaanka Sida sharci darrada ah loogu kala iibsado, kuwaasoo si fudud looga talaabiyo Dalalka Khaliijka, iyadoo Xayawaankaan intooda badan laga keeno Dalalka Kenya & Ethiopia…

Magaalada Hargeysa Waxaa ka furan xarun lagu hayo Xayawaanka Haramcadka, Shabeelka iyo kuwa kale, iyadoo Warar qaarkood ay sheegayaan in Dilaaliin degaanka ah ay u suuq geeyaan Taajiriinta Dalalka Khaliijka, kuwaasoo xiliyadii ugu dambeeyay ay barhooda Bulshada ku soo bandhigaaya Xayawaankaan.

https://p.dw.com/p/44VxH?maca=en-Whatsapp-sharing

156680cookie-checkDegaanada Somaliland Oo Suuq Duur-joogta lagu Kala Iibsado Ka Furmay