Deni oo Magacaabay Guddiga Ansixinta iyo Xalinta Khilaafkaadka Doorashada Puntland…

Somalia news

Wararka naga soo gaaraya magaalada Garoowe ayaa sheegaya in Madaxweynaha Maamulka muddo xileedkiisu dhamaadka yahay ayaa magacaabay Guddigii magacaabistiisu muranka ka taagan isla markaasna ay Madaxweyne kuxigeenka iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka xusul duub ugu jireen iney saameyn ku yeeshaan…

Guddigaan iyo Beelaha ay ka soo jeedaan:-

-Isxaaq Axmed Xasan Guddoomiye (Dishishe)

-Saciid Xirsi Bulxan Xubin (Majeerteen ciise maxamuud)

-Cabdi Cabdullaahi Xaashi Goley Xubin (Majeerteen Cumar Maxamuud )

-Cabdirashiid Saleebaan Geelle Xubin (Dhulbahante Naaleeye Axmed )

-Faarax Cabdi Dhalac Xubin ( Dhulbahante Bahrarsame )

-Nabadoon. Maxamuud Maxamed Axmed ( Xubin (Majeerteen Cismaan Maxamuud)

-Axmed Cabdi Cali Xubin (Warsangali Reer Saalax)

-Yuusuf Suudi Cabdi Xoghayn ( Majeerteen Cali saleban).

292980cookie-checkDeni oo Magacaabay Guddiga Ansixinta iyo Xalinta Khilaafkaadka Doorashada Puntland…