Waa Kuwee Dalalka ay IMF Deymaha Badan Ku Lewyihiin Qaarada Africa…

Africa News

Hay’ada Lacagta adduunka ee IMF ayaa lacago badan oo deyn ah ku leh inta badan dalalka ku yaal qaarada Afrika, Web-side-ka Business Insider Africa ayaa soo bandhigtay 10-ka waddan ee Afrika ugu sarreeya ee leh deymaha ugu hooseeya ee Sanduuqa Lacagta Aduunka…

Sanduuqa Lacagta Adduunka (IMF) ayaa ah hay’adda ugu weyn maaliyadda adduunka, isagoo taageero dhaqaale siiya dowladaha ay la kulmaan dhibaatooyinka dhaqaale, iyadoo Dalka Somalia ayaan lagu soo darin liiskan la soo bandhigey.

Waxaa la filayaa in maanta dalka Somalia laga cafiyo deymaha lagu leeyahay oo dhan $4.5bn, lacagihii ay dowladii hore ee Siyaad Barre ka amaahatay Bangiga Adduunka, Halkan hoose ka aqriso 10ka waddan oo Afrikaan ah oo deymaha ugu badan ku leh IMF.

-Egypt $11,968,321,674
-Angola $3,153,816,667
-South Africa $2,669,800,000
-Côte d’Ivoire $2,117,559,620
-Kenya $2,058,982,100
-Nigeria $1,840,875,000
-Ghana $1,644,377,000
-Morocco $1,499,800,000
-Democratic Republic of Congo $1,294,500,000
-Tunisia $1,259,139,338

293010cookie-checkWaa Kuwee Dalalka ay IMF Deymaha Badan Ku Lewyihiin Qaarada Africa…
Malabow

Mr.Malabow is a Senior Writer and Editor at the Strategic Intelligence, Specializes in writing intelligence reports, geopolitics, military intelligence and organize crime reports.

http://diinah.com