Dhismihii Xarunta Waxbarashada Gobolka Benadir Oo Farmaajo Iibiyay

Somalia news

Macluumaad ayaa laga helayaa Dhismaha Xarunta Maamulka Waxbarashada ee Gobolka Benadir kuna taalay Wadada Via Roma ee Degmada Xamar Weyne ayaa la sheegay in Farmaajo uu ka iibiyay Ganacsade ka soo jeeda degaanka…

Xogtaan Ayaa Warsidaha Diinah.com news u xaqiijisay in Farmaajo uu amar ku siiyay Cumar Finish inuu ku wareejiyo dhismaha Dowlada Ee Qeybta Waxbarashada Gobolka Benadir Ganacsade lagu magacaabo Baasi kana soo jeeda Beesha Fiqi, waxaana la sheegay inuu ku lug leeyahay Amir Caamir iyo xubno kale.

Wararka ayaa intaasi raacinaaya in Saakay dhismaha Xarunta Waxbarashada burburin lagu bilaabay iyadoo uu Askar Hubeysan uu u soo diray Taliyaha Saldhigga oo ka soo jeeda Beesha kor ku xusan, dhismahaan kaliyah kuma sina Dhul boobka Farmaajo iyo Cumar Finish, waxey gareen Dhulkii Ay Dowladda hoose laheyd ee Waaxaha Gaadiidka iyo dhulalka kuna yaalay Degmada Wardhiigley.

132660cookie-checkDhismihii Xarunta Waxbarashada Gobolka Benadir Oo Farmaajo Iibiyay