Dib u Haajinta Xiriirka Russia & Somalia iyo Caqabadaha USA ay Ku Xakameyneyso…

Somalia news

Inkastoo Dalka Russia uu cafiya Dalka Somalia in ka badan 684 millions US$, waxeyse aad uga xumaadeen Madaxda Russia baaqashada Madaxweynaha Somalia ee kulankii Russia iyo Africa bartamihii toddobadkan ka dhacay magaalada Saint Petersburg ee dalka Russia…

Xiriirka Simalia iyo Russia ayaa u muuqda mid soo noqonaya iyadoo bishii Maarso uu Wasiirka Arrimaha Dibeda uu booqday Russia markaasoo kulan dhowr maalin qaatay kula qaatay Mr.Lavorv Wasiirka Arrimaha Dibeda Moscow., kana balanqaaday inu Madaxweynaha Somalia uu ka qeyb geli doono Kulankaasi balse culeys ka yimid USA uu ka baaqday.

Wasiirka Arrimaha Dibeda ee Russia ayaa sheegay in Dalkiisu diyaar u yahay in uu ciidamada Somalia ku taageero qalab militari oo ka caawin kara Dagaalka lagu la jiro kooxda Shabaabka, Somalia ayaa waxa ay ka mid tahay Dalalka Geeska Afrika ee Russia juqraafi ahaan xiiseyneyso inuu xiriir dhow la yeesho.

269270cookie-checkDib u Haajinta Xiriirka Russia & Somalia iyo Caqabadaha USA ay Ku Xakameyneyso…