Digniino Amaan Oo Magaalada Boosaso Laga Soo Saaray

Somalia news

Ilo wareedyo amaan oo loo qaateen ah Ayaa Warsidaha Diinah.com news u sheegay in Magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari Puntland la geeyay Gaari walxaha qarxa laga buuxiyay, iyadoo aan la aqoonin bartilmaameedka la la beegsan rabo…

Xogtaan Ayaa tilmaamtay inMagaalada la soo geliyay Gaari laga soo buuxiyay Walxaha qaraxa iyo koox hubaysan kuwaasoo qorsheynaaya in 74-ta saacadood ee soo socota in ay fuliyaan Qarax.

Warar kale ayaa sheegaya Adeege Fahad Yasin uu dhaqaale badan ku bixiyay sidii loo khalkhal gelin lahaa Amaanka iyo xasiloonida Degaanada Puntland, kadib warkii (Nuclear-ka) Ee uu habeen hore ka bixiyay Wajiga dhabta ah Ee Farmaajo.

97220cookie-checkDigniino Amaan Oo Magaalada Boosaso Laga Soo Saaray