Diyaarada Turkish Oo Duulimaadyado Ka Bilaabeysa Hargeysa

Somalia news

Kadib markii ay xaalada amaan ee Magaalada Mogadishu ay faraha ka sii baxeyso isla markaasna ay dhinacayada Hubeysan ee isla soo horjeeda ay isku diyaarinayaan sidii ay dagaal qaraar uga dhaca Magaalada, ayaa dadka Magaalada waxey bilaabeen iney ka qaxaan goobaha ku dhow Madaxtooyada..

Dhanka kale Shirkadda Turkish Airlines ayaa duulimaad toos ah ka bilaabeysa magaalada Hargeysa markii u horeysay xili cabsi xoogan oo dhanka duulimaadka ah ay ka jirto garoonka Diyaaradaha Aadan Cade ee Muqdisho.

114630cookie-checkDiyaarada Turkish Oo Duulimaadyado Ka Bilaabeysa Hargeysa