Diyaarado Amaro Laga Soo Saaray

Politics

Wararka hordhaca ah ayaa sheegaya in Maamulka Somaliland ayaa shirkaddaha Fly Dubia iyo Air Arabia ku amreen iney ka mamniuceen gebi ahaanba garoomada Somaliland, warqad qoraal ah oo loo diray shirkadahan ayaana loogu sheegay…

Sababta looga joojiyay ma aysan caddeyn Maamulka Somaliland Balse warar hoose ayaa sheegaya iney ku tuhmeen in shirkadahan ay u hoggaansameen amarkii Maamulka Federaalka  Somalia.

Waxaa Todobaadkii tagay Diyaarada flydubai lagu amray iney dib ugu noqoto halkii ay ka yimid kadib markii hawada Somalia la xiray, iyadoo talaabadaasi ay khatar gelisay nolosha Muwaadiniinta la socday Duulimaadkaasi.

25730cookie-checkDiyaarado Amaro Laga Soo Saaray