Doorashada Gudoomiyaha FIET Iyo Kuxigeenka

Somalia news

Doorashada Guddoomiyaha iyo Guddoomiye Kuxigeenka FIET ayaa goordhow la filayaa in la doorto, waxaana xilka Guddoomiyaha ku tartamaya illaa shan Musharax, halka Kuxigeenka ay ku tartamayaan labo Musharax..

Guddoomiye

1- Maxamed Xasan Cirro (Guddoomiyihii hore)
2- Liibaan Axmed Xasan (Liban shuluq)
3- Cabdi Xiis Aadan
4- C/casiis Yuusuf
5- Maxamed Muuse

Kuxigeen

1- Mowlid Mataan
2- Saciid Abshir

127600cookie-checkDoorashada Gudoomiyaha FIET Iyo Kuxigeenka