Doorashooyin Laga Qabanqaabinaayo 3-Degmo Oo Puntland ka Tirsan

Somalia news

Wararka hordhaca ah ee naga soo gaaraya Degaanada Puntland ayaa sheegaya in Sagaal urur (Xisbi) ayaa ku tartamaya Doorashada dowladaha hoose, kuwaasoo si tijaabo ah uga dhacaya degmooyinka Qardho, Ufeyn iyo Eyl….

Xisbiyadaan siyaasadeed ayaa durba waxay ololahooda ka bilaabeen degmooyinka ay doorashada ka dhaceyso, sagaalka urur ee tartamaya ayaa laga doonayaa saddex urur siyaasadeed inay isugu soo haraan, waxeyna kala yihiin:-

-Urur Siyaasadeedka Runta iyo Cadaalada
-Urur Siyaasadeedka Shaqaalaha
-Urur Siyaasadeedka Dhalinyarada
-Urur Siyaasadeedka Cadaaladda & Sinnaanta
-Urur Siyaasadeedka Kaah
-Urur Siyaasadeedka Mideeye
-Urur Siyaasadeedka Mustaqbal
-Urur Siyaasadeedka Horseed
-Urur Siyaasadeedka Ifiye

119390cookie-checkDoorashooyin Laga Qabanqaabinaayo 3-Degmo Oo Puntland ka Tirsan