Dowladda Canada Oo Qaxooti Ka Soo Qaadeysa Australia

Somalia news

Dowladda Canada ayaa sheegtay, in ay dib u-dejin u samaynayso in ka badan 240 Qaxooti ah oo sharci la’aan ku haysato waddanka Australia, Qaxootigaan ayaa la xaqiijiyay iney u badan yihiin Soomaali ayaa in muddo ah ku dacayan Xeryo Dalkaasi ku yaal…

Dowladda Canada oo kaashanaysa Hey’adda Qaxootiga adduunka ee UNHCR, ayaa sheegtay in ay qaabilayso dhammaan Qaxootigaas sharci la’aanta ku ah Australia iyo kuwo ku sugan Jasiirado ku dhow dalkaasi.

Go’aankan ay ku dhawaaqday Canada waxa soo dhoweeyay Qaxootiga Soomaaliyeed ee ku dhibaataysan waddanka Australia.

126260cookie-checkDowladda Canada Oo Qaxooti Ka Soo Qaadeysa Australia