Guddiga Doorashada Waqooyiga Oo Soo Saaray Liiska Odayaasha

Somalia news

Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa Qoraal ay soo saareen Guddiga Doorashada Waqooyiga Somalia, iyagoo markii ugu horeysay ku Shaaciyay Magacyada Odayaasha Dhaqanka iyo kuwa Bulshada Rayidka ee soo xulaaya Ergada..

Qoraalka ayaa lagu xusay in Ergada dooraneysa ilaa 5-kursi oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacbiga, waana Doorashadii dadbaneyd Ee ugu horeysay ee si cad uga muuqdaan habraacii lagu heshiiyay 22-kii Agoosto, marka loo eego Doorashadii Boobka aheyd ee ka dhacday magaalooyinka Dhuusa mareeb iyo Baydhabo.

Iyadoo s adag looga dhiidhiyay Maamul xumida iyo boobka ay ku dhaqaaqeen Qorqor iyo Lafta gareen, waxaan la isku raacay iney aheyd Doorasho boob ay ka muuqato, inkastoo 3-kursi kaliyah la sheegay in la joojiyay.

154860cookie-checkGuddiga Doorashada Waqooyiga Oo Soo Saaray Liiska Odayaasha