DP World oo Khidmado Lacageed ku soo Rogtay Adeega Dekeda Boosaaso..

Somalia news

Wararka naga soo gaaraya magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in Maamulka DP World oo haga Dekeda Boosaaso ayaa khidmad lacageed ku soo rogay Qof kasta oo galaaya Dekeda oo ay ku jiraan Shaqaalaha iyo Madaxda ka howl gasha…

Wararka ayaa sheegay in Khdmadaan kuma koobna kaliyah Dadka Booqanaaya ama Danaha ka leh balse waxaa sidoo kale khidmadaan lagu qasbay iney bixiyaan xitaa shaqaalaha ka xoogsada Dekeda, iyadoo sidoo kale Ganacsatada alaabada iyo gadiidka ganacsiga ayaa lagu kordhiyay qiimaha khidmada adeega.

Khidmadaan ayaa la sheegay iney welwel ka muyjiyeen shaqaalaha ka xoogsada Dekeda, iyadoo Maamulka Puntland uusan ka hadlin amarkaan cusub ee Shirkadda DP World.

258790cookie-checkDP World oo Khidmado Lacageed ku soo Rogtay Adeega Dekeda Boosaaso..
Malabow

Mr.Malabow is a Senior Writer and Editor at the Strategic Intelligence, Specializes in writing intelligence reports, geopolitics, military intelligence and organize crime reports.

http://diinah.com