Farmaajo Oo Kaalinta 1-aad Ka Galay Musuqmaasuqa

Somalia news

Hey’adda lagu magacaabo Raadraaca Musuqmaasuqa ( Global Corruption Tracker) ee fadhigeedu yahay Magaalada New York USA, ayaa Madaxweynaha Muddo xileedkiisu dhamaaday Farmaajo u aqoonsatay inuu kaalinta 1-aad ka galay Hogaamiyayaasha Africa Ee ugu Musuqmaasuq badan…

Hey’addaan ayaa qiimeyn ku sameysa Hogaamiyayaasha Africa, iyadoo halveer lagu cabiraayo, Dhaqaalaha la lunsaday, ku takri Falka awooda Xafiiska, Eexda iyo Qabiil adeegsiga, isku dirka iyo kala geynta Shacbiga, Musuqmaasuqa siyaasada iyo Kheyraadka Dalka.

143060cookie-checkFarmaajo Oo Kaalinta 1-aad Ka Galay Musuqmaasuqa