Farmaajo Oo Oggolaaday In AU-da Door-Hogaamined Ka Qaadato Khilaafka Doorashada

Somalia news

Wasiirka Arrimaha Dibadda Somalia Maxamed C/risaaq ayaa sheegay in Midowga Afrika uu qaadanayo doorka hoggaamineed ee dhex dhexaadinta iyo wada hadalada saamileyda siyaasadda Soomaaliya….

Tani ayaa ka dhigan inuu bilowday qorshihii Labaad (Plan B ) ee Beesha Caalamka wadatay ee ahaa in Mareykanka, Midowga Yurub UK iyo QM ee ahaa in haddii Soomaalida xal keeni waayaan ay doorka la wareegto Midowga Afrika oo gadaal ka riixeyso Beesha Caalamka.

112410cookie-checkFarmaajo Oo Oggolaaday In AU-da Door-Hogaamined Ka Qaadato Khilaafka Doorashada