Galmudug iyo Musharixiin Bug ah…

Uncategorized

Kadib markii Musharixiitii ugu cadcadeyd ay qaadaceen doorshada kadib markii Maamulka Fadhiidka ah oo shirar is daba joog ah ka yeeshay sidii laga yeeli lahaa cabadada ku soo kordhay Tartanka Doorashada, ayaa la sheegay iney Maamulka ku dhiiri geliyeen laba shaqsi oo ka tirsanaa Guddiga Doorashada ee Musharaxa Mr.Axmed Qorqor iyo Musharax Cabdulaahi Faarax Wehliye.

12210cookie-checkGalmudug iyo Musharixiin Bug ah…