Golaha Amaanka ee QM ayaa Fadhi ka Yeelanaaya Xiisadaha Somalia & Ethiopi..

Somalia news World

Macluumaad ayaa laga helaya Qoraal Dawladda Somalia kaga codsatay Golaha Amaanka ee QM iney fadhi deg deg ah ka ay yeeshaan damaca quracan ee Ethiopia ay ku doonayso qeyb kamid ah dhulka Jamhuuriyada Federaalka ee Somalia ay ku boobto..

Wararka ayaa sheegay in 23-kii bishaan uu ay Somalia u gudbisay Qoraal kaga codsatay Golaha kulan ka yeesho damaca iyo Dhul boobka, Ethiopia, iyadoo Maamulka Abiy ay codsadeen in shirkaasi aan la qaban, Ha yeeshee Madaxweynaha Golaha Amaanka oo ay bishan hayso Dowladda France, ayaa aqbalay dalabka Somalia, shirka ayaana la mudeeyey hadda 29-ka bishan oo ah Isniinta todobaadka, 3pm galabnimo waqtiga NEW YORK, tani ayaa ka dhigan in ay fashilantay Addis Ababa.

304420cookie-checkGolaha Amaanka ee QM ayaa Fadhi ka Yeelanaaya Xiisadaha Somalia & Ethiopi..