Hubka Turkiga Ugu Deeqay Somalia Oo Gacanta u Galay Shababka

Somalia news

Macluumaad dheeraad ah ayaa laga helayaa kooxda Argagixisada Shababka ayaa gacanta ku dhigay Hub iyo Saanad ay Dowladda Turkiga ugu Deeqday Ciidamada Dowlada Federaalka, Hubkaan ayaa la sheegay inuu Xoojin ahaa loogna tala galay iney Amaanka Kala Wareegaan Amisom..

Xogtaan ayaa sheegtay in Kooxda Shababka ay Hubkaan ku qabsadeen degaanka Sina-dhaqo oo qoyaastii u jirta 20-km Xarunta Maamulka Gobolka Dhuusa mareeb, dagaal xoogan oo degaanka ka dhacay ayaa lagu dilay 10 Askari oo Ciidamada Dowlada Federaalka.

164480cookie-checkHubka Turkiga Ugu Deeqay Somalia Oo Gacanta u Galay Shababka