Isbitaalka Martiini Oo Bukaanada Ka Cabanaayaan Maamul Xumo iyo Dayac

Health

Faahfaahin hordhaca ah laga laga helayaa in Bukaanada uu soo diray Cudurka Coronavirus, ee ku jira Isbitaalka ayaa cabasho ka muujiyay ineysan daryeel Caafimaad ka helin Isbitaalka…

Wararka ayaa sheegaya in daryeel la’aan iyo Maamul xumo ka jirto Isbitaalka Martiini oo ay ku jiraan bukaanada qaba cudurka COVID-19, iyadoo xalay kaliya 9 ruux ay ku geeriyoodeen Isbitaalka, kuwaasoo qaarkood neef qabatin u dhintay.

Isbitaalka ayaa waxaa xalay muddo 42 daqiiqo ka maqnaa Korontada, iyadoo qaar ka mid ah dadka dhintay uu ku xirnaa qalabka Oksijiinka.

30380cookie-checkIsbitaalka Martiini Oo Bukaanada Ka Cabanaayaan Maamul Xumo iyo Dayac