Maamulka Konfur Galbeed Oo Gaadiidka iyo Dadka

Health

Wararka naga Soo gaaraya Gobolka Bay ayaa sheegaya In Maamulka Konfur Galbeed ay soo saareen amaro la xiriira hakinta Gaadiidka iyo dadka ee ka imaanaya Magaalada Muqdisho…

Qoraal ka soo baxay Qeybta Gaadiidka ee Maamulkaasi ayaa lagu sheegay iney Talaabadaan ay qeyb ka tahay dadaalada looga hortagaayo hakinta Cudurka Coronavirus.

27950cookie-checkMaamulka Konfur Galbeed Oo Gaadiidka iyo Dadka