Jubbaland Oo Ka Cidurdaaratay Safarka Rooble Ee Kismaayo

Somalia news

Ilo wareedyo loo qaateen ah ayaa sheegaya in Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubaland uu ka cudurdaaratay safar shaqo oo uu Mr.Rooble uu qorsheystay inuu ku tago magaalada Kimaayo, si uu u kuur galo Xaalada guud ee Magaalada…

Xogtaan Ayaa Warsidaha Diinah.com news u sheegtay Safarka shaqo Ee Mr.Rooble, ayaa lagu fasiray mid uu ku doonaayay inuu ku soo kormeer Xaalada Gobolka, iyadoo Saraakiisha Xafiiska Wasiirka 1-aad ay sheegeen inuu Gobolka yahay mid uusan weli booqan inta uu xilka qabtay, wuxuuna xiisaynayay tegitaanka Kismaayo, maadaama uusan horay utagin.

Wararka ayaa sheegay in Rooble iyo Sheekh Axmed Madoobe ay si guud ay isla meel dhigeen in safarka dib loo dhigo oo hadii la kulmayo dhamaan Madaxdu isku timaado.

125100cookie-checkJubbaland Oo Ka Cidurdaaratay Safarka Rooble Ee Kismaayo