Guddiga Doorashada Hirshabelle oo shaaciyay xubnaha soo xulaya ergada  

Somalia news

Guddiga Doorashada Hirshabelle ayaa shaaciyay Odayaasha Dhaqanka iyo Xubnaha Rayidka ee soo xulaya ergada soo dooraneysa kursi ka mid ah Golaha Shacabka ee deegaan doorashadoodu tahay Hirshabelle…

Kursigan oo tirsigiisu yahay #HOP009 ayaa lagu wadaa in doorashadiisa lagu qabto Magaalada Jowhar ee Xarunta Maamulka Hirshabelle, Marka laga soo taggo kursigan waxaa weli Jowhar yaala saddex kursi oo kale, kuwaasoo mid ka mid ah laga soo wareejiyay Magaalada Beledweyne.

184500cookie-checkGuddiga Doorashada Hirshabelle oo shaaciyay xubnaha soo xulaya ergada  
Malabow

Mr.Malabow is a Senior Writer and Editor at the Strategic Intelligence, Specializes in writing intelligence reports, geopolitics, military intelligence and organize crime reports.

http://diinah.com