Jubbaland Oo Soo Gudbisay Qaar ka mid ah Liiska Musharixiinta

Somalia news

Wararka hordhaca ah ee naga soo gaaraya Magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in Madaxweynaha Jubbaland ayaa soo gudbiyay liiska Musharaxiinta qeyb ka mid ah Kuraasta Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka…

Xubnaha la soo gudbiyay ayaa ah afar kursi oo lagu tartami doono, waxaana dib ugu soo laabtay Tartanka Senator Fartaag, Ilyaas Gaboose, iyo Senator Iftin Xasan Baasto.

hoos ka akhri liiska:-

131750cookie-checkJubbaland Oo Soo Gudbisay Qaar ka mid ah Liiska Musharixiinta