Khabiir Soo Saaray Luqad & Naxwe Cusub

Somalia news

Halganka ay qeybo ka mid ah Bulshada Beelaha Waqooyiga Somalia ugu jireen sidii Ay Ictiraaf u heli lahaayeen ayaa gaaray heerkii ugu hooseeyay, Waxaana halkaan ku soo bandhigeynaa mid ka mid Xubnahaan oo sheegay inuu soo bandhigay Luqad cusub…

Iyagoo horey u soo saartay Baasbaro iyo Lacago gaar ah Oo Dadka degaanka lagu qasbay iney isticmaalaan, Hadda waxey sheegeen in Luqad cusub oo naxwe cusub xambaarsan uu soi bandhigay Khabiir degaankaasi ka soo jeeda hoos ETA ka daawo:-

163700cookie-checkKhabiir Soo Saaray Luqad & Naxwe Cusub