Khilaafka Doorashada Degaanada Puntland Oo Saameysay Odayaasha Dhaqanka..

Somalia news

Wararka naga soo gaaraya magaalada Garoowe ayaa sheegaya in Garab kamid ah Odayaasha Dhaqanka Puntland ayaa Garoowe iskugu yimid Kulan wadatashi ah, iyagoo u hogaansamay baaqii ay soo saareen xubnaha siyaasada ee ay is hayaan Siciid Deni…

Wararka ayaa sheegaya in madashaan ay ka maqan yihiin tiro Odayaal Dgaqmeed, gaar ahaana kuwa Gobolada Nigaal, Sanaag, iyo Mudug, Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaam, (Sanaag), Islaan Ciise Islaan Max’ed oo (Garoowe) & Islaan Bashiir Islaan Cabdulle.

Odayaashaan Kulanka uga furmay magaalada Garoowe ayaa la filayaa iney soo saaraan go’aamo ay ka mid yihiin in la aado wadar ogol doorashadii 66-da Xildhibaan, Waqtigeedana la qabto, Amnigana la ilaaliyo, qaarkood Odayaashan ayaa sheegaya iney kala aragti qabaan, hase yeeshee xubnaha Shirgudoonka ayaa leh talada ugu dambeysa.

283410cookie-checkKhilaafka Doorashada Degaanada Puntland Oo Saameysay Odayaasha Dhaqanka..