Kulankii Teendhada Afisioni Oo Dib U Furmay

Somalia news

Waxaa Teendhada Afisyooni ka bilowday kulankii aan rasmiga aheyn ee dhaxeeya Dowladda Federaalka, Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir, kaasoo looga hadlaayo qodobo dhowr si loogu heshiiyo Ajandayaasha shirka, waxaana soo xaadiray dhammaan madaxda ka qeyb galeysa shirka….

Kulankaan ayaa la filayaa maanta in horumar laga sameeyo qodobada la isku mari la’aa maalmihii la soo dhaafay ee ku saabsanaa ajandaha shirka rasmiga ee soo socdo, waxaana tan iyo xalay soo baxayay rajo ah in shirka maanta is faham laga gaari doono.

108600cookie-checkKulankii Teendhada Afisioni Oo Dib U Furmay