Laba Maamul Oo Xiriir Yeeshay

Somalia news

Taiwan oo ah maamul goboleed ka jira dalka China ayaa sheegay iney Maamulka Soomaaliland u aqoonsadeen dal madax-banaan oo ka jira geeska Afrika, wuxuuna sheegay iney la saxiixdeen heshiis lagu dhisayo xafiisyo matalaya labadan maamul sida ay maanta shaacisay wasaaradda arrimaha dibadda ee Taiwan….

Shaacinta heshiiskan oo la saxiixay bishii Febraayo ayaa yimid kadib warbixin talaadadii ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo sheegaysa inuu wakiil u magacaabay Taiwan.

45310cookie-checkLaba Maamul Oo Xiriir Yeeshay