Labada Aqal ee Baarlamaanka oo bilaabaya Doodda wax ka bedelka Dastuurka

Somalia news

Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa Xildhibaanada iyo Senatorada Labada Aqal ee Barlamaanka Federaalka ayaa bilaabaya doodda Qodobadda Dastuurka KMG ah oo cutub, cutub loo ansixin doono, kadib Habraacii muranka dhaliyay uu la mariyay…

Kulan ay yeesheen Gudiga Dastuurka Baarlamaanka ayaa oo ka dhacay xarunta Aqalka Sare, iyadoo ay goobjoog ka ahaayeen Guddoomiye ku xigeenada 1-aad ee golaha Shacabka Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar, iyo Aqalka Sare Cali Shacbaan Ibraahim, Guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka ayaa xubnaha guddiga Dastuurka kala hadlay qaabka ay ugu diyaar garoobeen doodda Dastuurka oo lagu bilaabayo afarta cutub ee ugu horeeya, qaabka loo hagayo maalmaha doodda iyo jadwalaynta afarta cutub ee ugu hore.

Baarlamaanka Federaalka ayaa ku socda inuu bilaabo dooda iyo ansixinta wax ka bedelka Dastuurka xilli kulan wadatashi ah la shaaciyay inuu ka dhacayo magaalada Garowe.

305090cookie-checkLabada Aqal ee Baarlamaanka oo bilaabaya Doodda wax ka bedelka Dastuurka